Colaada u dhaxeysa Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo ku fiday dalka Jabuuti

Wararka ka imaanaya caasimada dalka Jabuuti ayaa sheegaya in colaada u dhaxeysa Soomaalida iyo Canafrta kunool dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Citi ay ku fiday gudaha dalka Jabuuti. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Saciid Nuux Xasan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in rabshado sababay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac ka dhaceen magaalada Djabuuti , mana … Continue reading Colaada u dhaxeysa Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo ku fiday dalka Jabuuti